Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Puntland

August 22, 2022 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland, halkaasi oo uu warbixin shaqo uga dhegaystay Masuuliyiinta Wasaaradda.

Kulanka ayaa looga hadlay sida ay u socoto shaqada Wasaaradda Maaliyadda iyo qorsheyaasha hortebinta leh oo ay ka midtahay dardargelinta iyo sare-u-qaadida dhakhliga iyo qorshaha Dowladdu Habka Isku tashiga ah ugu dhisayso kaabayaasha dhaqaalaha Puntland.


——Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
August 2022
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online