Munaasabad lagu shaacinayo Golaha xukuumada cusub oo ka socota xarunta Villa Soomaaliya.[Video]
August 2, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Waxaa ka socda Xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho Xaflada lagu shaacinayo Golaha cusub xukuumada Federaalka Soomaaliya oo uu soo dhisay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ka dib la tashiyo badan oo uu la sameeyey Madaxweyanah doiwladda Federaalka soomaaliya Xassan Sh Maxamuud, 2 gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
A/cawaale
Halgan.net