Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo wafdi uu hogaami nayo ayaa gaaray Degmada Garacad[Masawiro]

October 22, 2022 - Written by Editor

Garacad:-Madaxweynaha Dawladda Puntland mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo gudoomiyaha golaha wakiilada Dawladda Puntland mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo xubno ka mid ah goloyaasha Dawladda Puntland ayaa hadda ka degey magaalada Garacad, halkaas oo maanta xariga looga jari doono Dekedda Garacad.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online