Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqasho iyo salaan ugu tegay Madaxweynaha Puntland.
(October 28, 2022)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa booqasho iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni. Ra’ii
Madaxweynah JFS oo furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.[Masawiro]
(October 27, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ay ka soo qeyb galeen Ra'iisul Wasaaraha Xukuum
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland oo shir gudoominaya fadhiga 3-aad ee Kalfadhiga 51-aad Golaha Wakiillada.
(October 27, 2022)
Garoowe:- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan & Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mu
Madaxweynaha JFS oo magacaabay La taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyeynta iyo dowladda -Wanaaga
(October 26, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan "Juurile" in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynt
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska dowladda Puntland
(October 26, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 77 ee 26-da Oktoober 2022, kuna saabsan magacaabid. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu ar
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Maxkamada Sare ee dowladda Puntland
(October 26, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 75 ee 26-ka Oktoober 2022 kuna saabsan Magacaabida Maxkamadda Sare ee Dowladda Puntland. Mad
Madaxweynaha dowladda Puntland oo magacaabay Taliyaha la dagaalanka Argagixisada
(October 26, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 79 ee 26-da Oktoober 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha La Dagaalanka Argagixisada. Mad
Madaxweynaha dowladda Puntland oo furay kalfadhiga 51-aad ee golaha wakiillada Dowladda Puntland.[Video]
(October 25, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Kalfadhiga 51-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigaa
Madaxweyne JFS oo kulan saagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Qaramada Midoobay
(October 25, 2022)
Muqdisho:-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaa
Madaxweyne Xassan Sheekh “shacabka soomaaliyeed waa ay gaari karaan guulo waaweyn hadii ay gacmaha is-qabsadaan.”
(October 22, 2022)
Muqdisho, Oktoobar 22, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa

« Previous PageNext Page »