Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland oo caawa la wareegay xilka Taliyaha Booliska.
(October 31, 2022)
Garowe:-Taliyaha ciidanka booliska DPL S/guuto Muumin Cabdi Shire ayaa xilka Taliyaha booliska 20 ee DPL kala wareegay Taliyihii hore ee ciidanka booliska S/guuto Maxamed Cali Xaashi. Taliyaha Ciidan
Shirkii Golaha wadatashiga Qaran oo laga soo saaray warmurtiyeed.[Video]
(October 31, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka 3aad ee Golaha Wadatashiga Qaran (GWQ) kaas oo lagu qabtay Muqdisho 27-31 October 2022. Shi
Madaxwayne Ku-xigeenka DPL oo Qasriga Madaxooyada ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca Horumarinta degmooyinka JPLG
(October 31, 2022)
Garoowe:- Madaxwayne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayey Madaxa mashuurca Horumarinta degmooyinka JPLG
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo booqday Isbitaalka Madiina , Banaadir iyo Erdogan.[Masawiro/Video]
(October 31, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa ku booqday isbitaallada Madiina, Banaadir iyo Erdogan dhaawacyadii ay wax yeeladu ka soo gaartay weea
Xukuumadda oo soo saartay go’aamo muhiim ah oo ku saabsan Gurmadka Qaran ee qaraxyadii ay Khawaarijtu u geysatay Shacabka Soomaaliyeed
(October 31, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa caawa shir guddoomiyay shir Golaha Wasiirrada oo degdeg ah oo looga hadlayey gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxyad
Madaxweynaha JFS oo faray Xukuumada in ay gurmad caafimaad oo deg deg ah u diyaariso dhaawacyada Qaraxa Soobe.[Video]
(October 30, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada xooggan ee ka dhalata
Ra’iisul Wasaaraha XFS cambaareeyey Qarax Al-shabaab ay ku dileen shacabka Soomaaliyeed
(October 29, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka naf lacaariga ah ee Khawaarijtu ay ku beegsadeen maanta da
Madaxweyne JFS Xassan Sh Maxamuud “Qaraxa,dilka iyo maatada la gumaaday dhamaan lacagta aad bixisay ayaa qeyb ka ah “
(October 29, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee birmo-geydada ah ee maanta argagixisada Alshabaab ay ku xasuuq
Madaxweyne Xassan Sheekh oo kulan saagootin ah kula qaatay Villa Soomaaliya safiirka dalka Imaaraatka Carabta.[Masawiro]
(October 28, 2022)
Muqdisho:-Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Sooma
Madaxweynaha Puntland oo kulan sagootin ah la qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya
(October 28, 2022)
Muqdisho :-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaali

Next Page »