Madaxweynaha Dowladda Puntlandoo goob joog ka haa dhaarinta wasiirka cusub ee
(October 4, 2022)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goobjoog ka noqday munaasabadda dhaarinta Wasiiro cusub oo dhowaan uu Madaxweynuhu magacaabay kuwaasi oo maanta si rasmi a
Gud.Gobolka Hiiraan oo faahfaahin dheeri ah ka bixiyey qaraxyadii Beled-weyne.[Dhagayso]
(October 4, 2022)
Beled-weyne:-Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Beled-Weyne ee gobolka Hiiraan. ciidamada Midowga Africa ee nabad ilaalinta ee ka socda dalka Jabuuti ayaa la shee
Madaxweynaha JFS oo ka tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Baladweyne.
(October 3, 2022)
Muqdisho, Oktoobar 03, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyad
Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyey qarax lagu laayey shacabka magaalada Beledweyne.[Video]
(October 3, 2022)
Balcad:- Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay Masuuliyiintii iyo dadkii qiimaha badnaa ee ku dhintay qaraxyadii maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne, Si
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo kulan la qaatay Xisaabiyaha guud, Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda.
(October 1, 2022)
GAROOWE- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shir guud la qaatay Wasiirada, Xisaabiyaha guud, Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadd
Ciidanka DFS oo la wareegay deegaanka Basra ee isku xira Muqdisho iyo gobollada Shabeelooyinka
(October 1, 2022)
Muqdisho:-Ciidamada Qaranka Soomaaliya ayaa si buuxda uga xoreeyay maleeshiyada Al-shabaab deegaanka Basro oo isku xira Muqdisho iyo gobolada Shabeelooyinka. Hawlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidama

« Previous Page