Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland oo caawa la wareegay xilka Taliyaha Booliska.

October 31, 2022 - Written by Editor

Garowe:-Taliyaha ciidanka booliska DPL S/guuto Muumin Cabdi Shire ayaa xilka Taliyaha booliska 20 ee DPL kala wareegay Taliyihii hore ee ciidanka booliska S/guuto Maxamed Cali Xaashi.

Taliyaha Ciidanka booliska Puntland ayaa umahadceliayay Taliyihii hore booliska shaqada baaxada leh ee uu ka qabtay booliska iyo dadaalkii uu galiyay.

Talyihii hore ee ciidanka booliska S/guuto Maxamed Cali xaashi ayaa u hambalyeeyay Taliyaha cusub ee booliska S/guuto Muumin Cabdi Shire masuuliyadda culus ee loo igamaday waxa uuna booliska iyo bulshada ka codsaday in ay la shaqeeyaan.

Munaasabadda Xilwareejin Taliyaha booliska waxaa ka qayb galay Qaar kamida labada gole Taliyaasha ciidamada qalabka sida masuuliyiin ka kala socday xarumada xiriirka wada shaqayneed booliska la leh iyo marti sharaf kala duwan.

DHAMMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA IYO WACYIGALINTA BOOLISKA DOWLADDA PUNTLAND.

Leave a comment

*

Archives
October 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online