Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS waa la mamnuucay baahinta Wararka Argagixisada.[Video]
October 8, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Al-Cadaala” Waxaa la mamnuucay Baahinta Wararka Argagixisada.
Talaabooyin ayay qaadday dowladda waxaana la xiray ilaa 40 barood oo Khawaarijtu Ku baahineysay Wararkeeda Waxaa la beegsan doonaa Warbaahin kasta ama shaqsi kasta oo lagu helo faafinta farriinta ficilada Kooxdaasi Argagixisada ah.
A/cawaale
Halgan.net