Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS waa la mamnuucay baahinta Wararka Argagixisada.[Video]

October 8, 2022 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Al-Cadaala” Waxaa la mamnuucay Baahinta Wararka Argagixisada.
Talaabooyin ayay qaadday dowladda waxaana la xiray ilaa 40 barood oo Khawaarijtu Ku baahineysay Wararkeeda Waxaa la beegsan doonaa Warbaahin kasta ama shaqsi kasta oo lagu helo faafinta farriinta ficilada Kooxdaasi Argagixisada ah.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online