Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo safar shaqo ku tegay Gaalkacyo.

October 20, 2022 - Written by Editor

Gaalkacyo, October 20,2022: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa safar shaqo ku gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wasiirka oo safar shaqo ku gaaray Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yuusuf Axmed ku soo dhaweeyey Maamulka Gobolka Mudug, kan Degmada Gaalkacyo iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan.

Dhammaad.
Xafiiska warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.

Leave a comment

*

Archives
October 2022
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online