Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay xaalada magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Bari.[Video]
January 3, 2023 - Written by EditorGaroowe:-Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni “Uma dulqaadan doono dadkeenna lagu xasuuqayo Laascaanood, Hadii Maamulka Somaliland Iska dhegatiro Codka Isimada iyo Shacabka oo kabixi waayo Sool, waxaan qaadanaynaa tallaabo kasta si aanu dadkayaga u badbaadino, dadkaygu waxay rabaan ayaan la rabnaa, waana Dastuuri in aan Difaacno”.
M_M_Deeq
Halgan.net