Guddoomiye Ku-Xigeenka 2aad Ee Golaha Shacabka BJFS oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 2-aad
(February 4, 2023)
Muqdisho:-Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad Ee Golaha Shacabka BJFS Mudane.Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa Shir Guddoomiyay Kalfadhiga 2-aad Kulankiisa 15-aad ee Golaha Shacabka BJFS Oo Ajandihiisu ahaa;
Madaxweynaha Jubaland oo tababar u soo xiray dufcada 6aad ee Ciidamada Booliska Jubaland
(February 4, 2023)
Kismaayo:-Dufcadan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Ciidanka Booliska gaar ahaan qeybta ka hortaga danbiyada, danbi baarista, ka hortaga rabshadaha iyo Booliska Sida gaarka ah u tababar ayaa gaaray
Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Baydhabo
(February 3, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kuso dhoweyey Wafdi uu Hogaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyada Feder
Afhayeenka guddiga Aaya’katashiga SSC Jiif Caaqil Falaalug oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da[Dhagayso]1
(February 2, 2023)
Laascaanood:-Afhayeenka guddiga aaya’katashiga SSC33 Jiif Caaqil Abdirisaaq Hassan Falaalug oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda BBC-da ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin Maamulk
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore
(February 1, 2023)
Muqdisho:-War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirka madaxda Soomaaliya iyo dalalka Safka hore ayaa lagu sheegay inay madaxda ay isla garowsadeen baahida loo qabo iskaashi sare loogu qaadayo garab i
Madaxweynaha JFSoo gudoomiyey shir afar-geesood ah dalalka dariska ah .
(February 1, 2023)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya Mudane Willi
𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿aha JFS o𝗼 𝗹𝗮 𝗸𝘂𝗹𝗺𝗮𝘆 𝗚𝘂𝗱𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗗𝗵𝗶𝘀𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗗𝗲𝗸𝗲𝗱𝗱𝗮 𝗚𝗮𝗿𝗮𝗰𝗮𝗱
(February 1, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug. Guddiga ayaa warbixin

« Previous Page