Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Al Sadiiq Nairobi Sheekh Maxamed Cabdi Umal
(July 21, 2023)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu khudbadiisa uu uga hadlay
Muxaadaraadkii Nadwo cilmiyeed xalay Masjidka Abubakar Al Sadiiq Nairobi (Masawiro+Video)
(July 21, 2023)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Nadwo kusaabsan burburka dhanka akhlaaqda iyo qiyamka Reer Galbeedka iyo sida Islaamka u ilaashay Akhlaaqda iyo dhaqanka wanaagsan nadwada ayaa waxay si xabsami
Nadwo Cilmiyeedka 12aad ee ka socota Gaalkacyo oo gashay habeen 2aad.(Masawiro+Video)
(July 20, 2023)
Gaalkacyo:-Kulan cilmiyeedka 12aad ee ka socota magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa gashay habeenkeedii 2aad waxaana caawa muxaadarada jeediyey Sheekh Maxamed Macalin Axmed waxaana uu
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo Shir-guddoomiyey fadhiga 14-aad ee Kalfadhiga 52-aad
(July 20, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku
Madaxweynaha Puntland oo Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland.
(July 20, 2023)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirad
Nadwo Cilmiyeedkii 12aad oo ka socota magaalada Gaalkacyo (Daawo Masawiro+Video)
(July 19, 2023)
Gaalakacyo:-Nadwo Cilmiyeedkii 12aad ee lagu qabto Magaalada Gaalkacyo oo xalay si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan Masjidka Ramadaan Gaalkacyo waxaa Nadwada isku soo duba ri
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Shir-guddoomiyey fadhiga 13-aad.
(July 19, 2023)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashid Yusuf Jibril Cawl oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame, ayaa maanta Shir-guddoomi
𝗥a’iisul wasaare Xamze oo xarigga ka jaray xarunta Keydka Daawada .
(July 18, 2023)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Dhexe ee Qaranka ee Keydka Daawada Soomaaliya, taas oo daboolaysa
Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo gaaray Degmada Luuq ee gobolka Gedo
(July 18, 2023)
Luuq:-Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Dowlada Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Luuq ee gobolka Gedo. Madaxweyne ku xigeenka oo ay wafdigii
Muranka & Khilaafka Soomaalida Sh Mustafe Xaaji Ismail Haaruun.
(July 15, 2023)
Hargeysa:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro Cusub oo uu magaalada Hargeysa ka jeediyey Sheekh Mustafe Xaji Ismail Haaruun waxaana uu Sheekha Cinwaan uga dhigay Muxaadaradiisa Muranka & Kh

« Previous PageNext Page »