Madaxweynaha JFS oo saxiixay sharciga burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland.
(January 6, 2024)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaali
Guddiga Doorashada Puntland oo shaaciyay Liiska Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka
(January 6, 2024)
Garoowe:- Guddiga Doorashada Puntland ayaa shaaciyay Liiska Rasmiga ah ee Musharrixiinta buuxiyay Shuruudaha qabashada Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.  Guddiga Doorash