Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe
(January 24, 2024)
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland. Madax