Madaxweynaha JFS oo Doha kula kulmay Madaxweynihii hore Farmaajo
(January 22, 2024)
Doha:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doha Madaxweynihii Hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadle
Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka digay wax ka badalka Dastuurka.
(January 22, 2024)
Muqdisho:-Waxaan markhati maddoonta ah in dalkeenna uu maraayo marxalad adag, kuna jiro xaalad xasaasi ah oo u baahan midnimo iyo wada tashi si loo waajaho xaaladda adag. Waxaan si dhaw ula soconnaa
Madaxweyne Farmaajo oo ka digay wax ka badalka Dastuurka Dalka.
(January 22, 2024)
Muqdisho:-Iyadoo aan ognahay khatarta jiritaan ee maanta ku xeeran dadka iyo dalka Soomaaliyeed, Annagoo ka duulayna sida shacabka iyo Madaxda Soomaaliyeed ay ugu midoobeen difaaca midnimadooda iyo m
Madaxweynaha JFS oo gaaray dalka Qadar
(January 22, 2024)
Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan xiriirka labo geesoodka ah iyo fursadaha l