Hogaamiyaha SSC Khaatumo oo ka hadlay shaqaaqo ka dhacday bariga Laascaanood.
(January 10, 2024)
Laascaanood:-Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo uu weheliyo, Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka ayaa kulan degdeg ah la qaatay Isimmada Dhaqanka iyo Waxgaradka Deegaannada SSC-Khaatumo. Kulanka ayaa