Madaxweynaha JFS oo gaaray magaalada Garoowe.
(January 25, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Garoowe uga qaybgalaya caleemo-saarka Madaxda la doortay ee Dawlad Goboleedka Puntland. Madaxw