Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Guddoonka cusub Ee Baarlamaanka Puntland.
(January 4, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee uu doortay Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland. “Waxaan u hambalyeeynayaa Baa
Gudoonka Baarlamaanka Puntland oo la doortay
(January 4, 2024)
Garoowe:-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta si rasmi ah u doortay Guddoonka Golaha Wakiillada DPL hoggaamin doona 2024 - 20229. 1. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad
Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland oo loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid
(January 4, 2024)
Garoowe:-Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland ayaa waxaa saaka Loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid ka dib tartan uu la galay ilaa 3 musharax waxaan guusha ay ku raacday wareegii koowaad
Toos :- Doorashada Guddoonka Golaha Wakiillada Dowladda Puntland
(January 4, 2024)
Garoowe:-Waxaa saaka ka socda Hoolaka Golaha wakiilada ee dowladda Puntland doorashada Gudoonka cusub ee Golaha Baarlamaanka ee Puntland waxaan hadda socota Khudbadaha ay jeedinayaa Musharaxiinat iyad