Raisulwasaare Kheyre oo si adag u diiday Heshiiska Itoobiya iyo Somaliland.
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabd
Madaxweynaha hore Ee JFS Maxamed Calaahi Farmaajo oo si adag u cambaareeyey Heshiiska dowada Itoobiya iyo Somaliland.
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Heshiiska damaca guracan ee Itoobiya ku dooonayso dhul iyo bad ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya wuxuu muujiyey dareenka xooggan ee shacabka Soomaaliyeed, waana mid mudan in aan
Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah
(January 1, 2024)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo saaro heshiiska la sheegay inuu maanta ku dhexmaray magaalada Addis Ababa dow
Madaxwerynaha Puntland oo u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad Ee Puntland
(January 1, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta la dhaariyey iyo Guddoonka Ku meel gaarka a
Xildhibaanada Cusub ee Puntland oo la dhaariyey
(January 1, 2024)
Garoowe:-Maxkamadda sare ee Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u dhaarisay 58 mudane oo ka mid ah 66 Xildhibaan ee Golaha Wakiillada. Dhaarta Dastuuriga ah: " Waxaan ku dhaaranayaa magaca Illaa