Madaxweynaha Puntland oo Madaxtooyada ku qaabilay Musharixiintii u tartamay xilka Madaxweynaha
(January 9, 2024)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo shalay dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan Qado Sharaf ah ugu sameeyay