Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi
(January 21, 2024)
Qaahira:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Madaxt