Madaxweynaha JFS oo fadhi degdeg ah la qaatay Labada Aqal BJFS
(January 2, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hortagay fadhi degdeg ah oo uu isugu yeeray Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandh
Baarlamaanka JFS oo kulan ka yeeshay Heshiiska Dowlada Itoobiya iyo Somaliland
(January 2, 2024)
Muqdisho:-Kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa isugu yeeray Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud sida ku cad dastuu