Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Lafta gareen)oo Hambalyo u direy Madaxweynaha Puntland
(January 8, 2024)
Baydho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambalyo u direy Madaxweynaha la doortay Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni oo maanta ku
Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland.
(January 8, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland, mudane Saciid Cabdullahi Dani. Madaxweynaha ayaa Alle uga rejeey
Madaxweynaha Jubaland oo hambalyo ah u diray Madaxweynaha Puntland
(January 8, 2024)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha mar kale dib loo doortay ee Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni. Ma
Madaxweynaha JFS oo hambalyo u diray Madaxweynaha Puntland iyo Ku xigeenkiisa
(January 8, 2024)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku
Madaxweynihii hore ee DFS Farmaajo oo hambalyo u diray Deni iyo ku xigeenkiisa
(January 8, 2024)
Istanbul:-Hambalyo Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay inuu mar labbaad hoggaamiyo Dowlad Goboleedka Puntland. Waxaan Allaah kaaga rajaynayaa inuu kugu guuleeyo mas'uuliyaddan laguu doortay
Hogaamiyaha Maamulka Khaatumo oo Hambalyo u diray Madaxweyne Deni.
(January 8, 2024)
Laascaanood:-Hoggaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali wuxuu Hambalyo u dirayaa Mud. Siciid Cabdullaahi Deni oo markale loo doortay inuu noqdo Madaxweynaha Dawladda Puntland. Hoggaamiyuhu wuxuu ku boga
Madaxweyne Deni oo markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland
(January 8, 2024)
Garoowe: -Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markale dib loogu doortay Madaxweynaha Dowladda Puntland ee Shanta sano ee soo socota 2024-2029. Madaxweyne Deni ayaa n
Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka Bilaabtay Garoowe.[Video]
(January 8, 2024)
Garoowe:-Waxaa saaka si rasmi uga bilowday hoolka Golaha Wakiilada ee dowladda Puntland doorashada Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland waxaan xilka Madaxweynah ku tartamaya ilaa 11 musha