Daawo Hadal jeedinta Musharraxiinta Xilka Madaxweynaha Puntland

January 7, 2024 - Written by Editor

Garoowe:- Waxaa soo idlaaday Hadal-jeedinta Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Puntland xilkaas waxaa u taagan 11 Musharrax kuwaas oo u tartamaya Xilka Madaxweynaha Puntland
Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa shalay soo saaray Liiska Rasmiga ah ee Musharrixiinta oo ka kooban 22 Musharrax .

Doorashada Madaxweyna Puntland ayaa waxay ka dhici doontaa xarunta golaha wakiilada Puntland Maalinta Isniin oo ku beegan 8 Jannaayo 2024.

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Abshir Cumar Huruuse.

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Maxamed Faroole.

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Asad Cismaan Cabdilaahi

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Axmed Siciid Aw-Nuur

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Xasan Shire Abgaal

Khudbadii Musharax Madaxweyne Aadan Sheekh Doon.

Khudbada Musharax Madaxweyne Puntland Axmed Ciise Cawad.

Khudbadda Musharax Musharax Madaxweyne Guulleed Saalax.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online