Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Puntland oo kulmay.

January 20, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Mudane, Hon Mohamed Baarri Shire iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane, Hon Mohamed Mohamoud Isse ayaa shir Guddoomiyey fadhiga 8-aad ee Kalfadhiga 1-aad ee Baarlamaanka 6-aad Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.

Guddoomiye Mudane Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa fadhiga furay, iyadoo ajanduhu ahaa magacaabida xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Wakiillada.

Waxaa Golaha dhammaan la dhammeystiray soo gudbinta Xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha oo ka kooban 10 xubnood.

Waxaa si rasmi ah loo dhammeystiray xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, kadib soo gudbinta Xildhibaannada.

Guddiga joogtada ah ayaa ka kooban Guddoomiyaha, Labada Guddoomiye ku-xigeen iyo 10 Madax Guddiyeed, sida uu qabo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada qodobkiisa 11-aad.

1.Guddiga Shuruucda, Caddaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka.

2. Guddiga Siyaasada, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah.

3. Guddiga Anshaxa iyo Arrimaha Golaha.

4. Guddiga Arrimaha gudaha, Federaalka iyo

Dimuqraadiyadda.

5. Guddiga Amniga iyo Nabadgelyada.

6. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka.

7. Guddiga Hawlaha Guud, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.

8. Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.

9. Guddiga Arrimaha Deegaanka iyo Khayraadka Dabiiciga ah.

10. Guddiga Xuquuqda Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha qoyska.

Xafiiska Warfaafinta & Wacyi-gelinta

Golaha Wakiilada Dawladda Puntland

E-mail: info@puntlandparliament.com

Facebook: https://facebook.com/Parliamentofpl

Twitter:

Instagram: https://instagram.com/Parliamentofpl

Telegram: https://t.me/parliamentofpl

Website: http://puntlandparliament.com

DHAMMAAD

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online