Madaxweynaha Jubaland oo hambalyo ah u diray Madaxweynaha Puntland

January 8, 2024 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha mar kale dib loo doortay ee Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland in Alle uu ku guuleeyo Masuuliyada cusub ee loo doortay.

Waxaa Madaxweynahu uu ku bogaadiyay dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada sida nabada iyo wadajirka leh ee ay ku qabsoontay doorashada madaxtinimada Puntland.

——–Dhamaad—–

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online