Madaxweynaha Koonfur Galbeed (Lafta gareen)oo Hambalyo u direy Madaxweynaha Puntland

January 8, 2024 - Written by Editor

Baydho:-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Hambalyo u direy Madaxweynaha la doortay Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni oo maanta ku guulaystay Doorashadii lagu qabtay Magaalada Garoowe.

“Waxaan Hambaliyo leeyahay Madaxweyne Saciid Cabdulaahi Deni oo mar kale loo doortay Hogaaminta Dowlada Puntland, waxaan Alle uweydiinayaa Madaxweyne Saciid in xilka mar labaad loo doortay la garab galo kuna asturo.amaanada loo igmaday.

Madaxweyne Laftagareen ayaa Shacabka Reer Puntland ugu Hambaliyey Guusha Taarikhiga ah ay gaareen.

——-Dhamaad——

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online