Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Garoowe

January 24, 2024 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweyey Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland.

Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Baarlamaanka, Goliyaasha Dowladda Puntland iyo Qeybaha kala duwan Bulshada Magaalada Garoowe ayaa Wafdiga Madaxweyne Laftagareen uu Hogaaminayey kuso dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha Magaalada Garoowe.

Socdaalka Madaxweyne Laftagareen iyo Wafdiga uu Hogaaminayo ee Magaalada Garoowe soo gaaray ayaa ah ka qeybgalka Caleema-saarka Madaxweynaha la doortay ee Puntland Mudane Saciid Cabdulaahi Deni

——-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online