Madaxweynaha Puntland Ilyaas Cismaan Lugatooroo kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Garoowe.

January 13, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo ka qayb gelaya Munaasabada Caleemasaarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka.

Soo dhoweynta waxa ka qayb galay Goleyaasha dowladda Puntland, Mudanayaal heer Federaal ah, Ururada bulshada, Kooxaha Hidaha iyo Dhaqanka iyo masuuliyiin kale.

===== DHAMMAAD=====

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU-XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND.

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online