Madaxweynaha Puntland Saciid Claahi Deni oo faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya

January 30, 2024 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa kulan is-xogwareysi ah la qaatay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka iyo Aqalka Sarre ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaasi oo Garoowe u yimi ka qeybgalka Caleemasaarkii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland ee ka dhacay Garoowe 25-01-2024.

Madaxweyne H.E Said Abdullahi Deni ayaa faahfaahiyey gogosha wadahadal ee arrimaha Soomaaliya ee ay Puntland dhigtay, taasi oo uu aqbalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, waxaana kulamadii madaxdu ku yeesheen Garoowe todobaadkan looga hadlay Ajandaha Shirka heer Federaal ee ay gogoshiisa dhigtay Puntland oo ka dhici doona Garoowe.

——-Dhamaad—

Comments are closed.

Archives
January 2024
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online