Shirkii Xukuumadaha Puntland iyo Jubbaland oo ka qeyb gashay.

January 18, 2020 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka Xukuumadaha Puntland iyo Jubbaland, oo hada ka socda xarunta madaxtooyada ee magaaladda Boosaaso.

Shirkan oo sidoo kale uu ka qeybgalay Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo, wuxuu ku saabsanyahay iskaashiga labada dhinac ee arrimaha amniga, ganacsiga iyo horumarka guud, sidoo kale waxaa looga hadlaya arrimaha Siyaasadda dalka, sida Doorashooyinka, dib u eegista Dastuurka, Shidaalka iyo deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya.

no images were found

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

=DHAMMAAD=

Comments are closed.

Archives
January 2020
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online