Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Nairobi kula kulmay Safiirka Maraynkanka Ufadhiya Somaliya
January 23, 2020 - Written by EditorMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Magaalada Narobia ee Dalka Kenya Kulan kula Qaatay Safiirka Maraynkanka Ufadhiya Somaliya Amb Donald Yamamoto Waxaana ay kawada Hadleen Xoojinta Howlgalada kasocda Gobolka Shabeeleha ee Lagu Ciribtiraayo Kooxaha Argigixisada Alshabaab iyo Joogtayna Weerarada Qorshaysan Ciidanka Maraynka ay ka Fulinayaan Goobaha Argigixisada ay ku Dhuumalaystaan
Sido kale Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa Safiirka kala Hadlay Sidii Dowlada Maraynkan ay Gacan uga Gaysan lahayd Tawabarida iyo Tayanta Ciidanka Gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Si ay Qeyb uga Noqdaan Howlgalada Lagu Xaqiijinayo Amniga Dalka
Amb Donald Yamamoto ayaa Dhankiisa Balan Qaaday In Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay Siinayaan Taageero Joogto Ah oo lagu Xasilinayo Amaanka iyo Sidii Ciidamo Tayo leh ay Uhelilahayeen Si Bulshada Gobolada Koonfur Galbeed ay Uheli lahayeen Amni ay isku Halayn karaan Sidoo kale Safiirka ayaa Amaanay Isbedelka Muuqda uu Sameyey Madaxweyne Cabdicasiis Lafta gareen Dhinacyada Amniga Dhaqaalaha Siyaasada iyo Hormarinta Bulshada iyo Isku soo Dhowaanshaha Dowlada iyo Shacabka
—–Dhamaaad—