Puntland Security Force (PSF) oo gacanta ku dhigay xubno ka tirsan Daacish (Daawo)

May 8, 2021 - Written by Editor

Boosaaso:-Ciidanka amaanka ee PSF ayaa waxay gacanta ku dhigeen xubno sare oo ka tirsan kooxda Daacish kuwaas oo dilal kala duwan ka gestay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari.

PSF ayaa sheegtay in raga ay gacanta ku dhigeen ay gudaha magaalada Boosaaso ka geysteen sanadihii hore Waxgaradka Bulshada iyo ciidamada amniga.

Dadkan la soo qabtay waxaa ka mid ah Madixii Amniyaadka Daacish Ee Gobolka Bari Abshir Tooshle Tooshle ayaa daacish u qaabilsanaa magaalada Boosaaso dilalka qorshsan ururka Daacish deeganada Puntland.

Waxaa kale oo ay ciidanka PSF gacanta ku dhigeen Taxi Aadan Dheere oo ahaa Madaxa fuliyaha Qarxyada ururka Daacish.

M_M Deeq
Halgan.net

Comments are closed.

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online