Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Muqdisho.[Video]

May 20, 2021 - Written by Editor

Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa hadda soo gaaray magaaladda Muqdisho, ee caasimada dalka Soomaaliya waxaana garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan xukuumada dowladda Federaalka ,Xildhibaano ka tirsan maamulka jubbaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka qayb geli doono shirka wada tashiga Qaran ee la filayo maanta ama beri in uu si rasi ah uga bilowdo mgaalada Muqdisho waxaan shirka looga hadli doonaa arrimaha doorashooyinka oo in mudo ah ay ka taagnaayeen khilaaf is muran .

Faahfaahinta warka dib kala soco

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
May 2021
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online