Ku dhawaaqista Natiijada Doorashada 2-da Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
March 31, 2022 - Written by EditorMuqdisho:-Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyey Xildhibaanada 2 Aqal ee Golaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ka dib markii ay soo dhamaatay inta badan Xildhibaanada 5 dowladda Gobolleed , S/land iyo Gobolka Banaadir.
no images were found
A/cawaale
Halgan.net