Muxaadaro ka hadlaysa Gowraca Sh Cabdiraxmaan Abyad[Daawo Video-ga]

October 16, 2015 - Written by Editor

abyadCopenhegan:-Waxaa idiin soo gudbin doonaa muxaadaro uu Sh C/raxmaan Abyad ka jeediyey Masjidka Towxiid ee magaalada Copenhagen ee caasimada dalka Denmark, Sh Abdiraxmaan abyad ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uga hadlay ” Gowraca axkaamta Xoolaha guud ahaan gaar ahaan Xoolaha Denmark” Sh Abyad ayaa muxaadaradiisa waxaa ay ku so beegantahay xili Sh Cabdiraxmaan Abyad Tafiir uu ka akhrinayey Masjidka Towxiid uu gaaray Suuarada Ma’ida.

Hoos ka Daawo Gowraca axkaamta Xoolaha guud ahaan gaar ahaan Xoolaha Denmark Sh Abyad

Masjidka Towxiid
Copenhagen, Denmark

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online