Masjidka Al-Tawfiiq Ee magaalada Oslo ee dalka Norway oo ay Maxkamad ku bilaabatay

October 20, 2015 - Written by Editor

1Oslo:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida Muslinka ah in Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway ay ku bilaabatay Maxkamadii dhawaanahan la sugayey  ka dib markii qolyo daris la ah Masjidka ay sheegteen in gurigooda uu galay dilaac xiligii la dhisayey Masjidka Al-Tawfiiq.

Dacwada ayaa soo socotay Mudo Dheer waxaana shalay oo ay taariikhdu ahayd 19 bishan bilaabatay dhageysiga maxkamada ay dhageysaneyso labada dhinac ,waxayna socon doontaa ilaa 28-10-2015  hadaba waxaa ay codsanayaan walaalaha in ay ducada ku soo kaalmeeyaan Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo  in sharta gaalada uu alle dhinac ka mariyo.

no images were found

Wixii Faahfaahin ah dib ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

Norway
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online