Reer Guuraagii ugu badnaa oo u soo hayaamay deegaanada Roobabku ka da’een ee Gobolka Sool.‏‏[Masawiro]

October 30, 2015 - Written by Editor

3Laascaanood:-Iyadoo ay Todobo hoglood oo is daba jooga ay ka de’een Todobaatankii cisho ee u dan beeyay deegaanada ku xeeran gobolka Sool haddana waxaa ku soo qul qulaya reer ka soo hayaamay deegaanada ka Waqooyiga, iyo bariga magaalada Laascaanod ee xarunta Gobolka Sool.

Reer guuraa aad uu tiro badan ayaa ku soo qul qulaya deeganada ay hogluhu ku hooreen . Deegaanada ku xeeran Magaalada TALEEX ayaa ka mid ah deegaanada ay saameeyeen abaaraha ba’ani . Waxaa jira dad maata ah oo aanay u suura gelin duruufo dhaqaale awgeed inay ka soo hayaamaan deegaandooda ay ku haleeleen abarahan ba’an.

Abaarahan ayaa ah kuwii ugu adgaa ee dhawanahaan ka dhacay deegaanada ku xeeran Taleex. Sidoo kale waxaa baaruhu ay aad u saameeyeen deegaanada ku xeeran galbeedka iyo bartamaha Somaliland.

Odoayaaasha iyo waxgaradka deegaanadaa oo ugu baaqay waxgardka gobolka Cayn in ay u ogolaadaan inay u soo hayaamiyaan xoolohooda deegaanada gobolka Cayn oo ay ku hooreen Hoglo aad u xoog badan kuwaasoo ka dhigay deegaanadaa kuwo baq waaqo ah .

no images were found

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
October 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online