Madaxweynaha DFKM Sharif Sh. Axmed ayaa maanta furay Suuqa bakaaraha
(October 8, 2011)
Muqdisho:Waxaa maanta tegay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Madax weynaha DFKM Shiikh.Shariif Shiikh Axmed iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Saraakiil ka tirsan ciidan ka DFKM iyo ku
Diyaarado duqeymo ka shalay geystay deegaanka Qooqaani ee gobalka J/hoose
(October 8, 2011)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya  magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in diyaarado kuwa wax basaasa ee laga leeyahay dalka Mareykanka ay shalay duqeymo ka geysteen deegaanka
Ciidanka Booliska Boosaaso oo gacanta ku dhigay mid ka mid ah raggii dhaawacay Taliyihii ciidanka ilaalada Hay’adaha ee SPU-da
(October 8, 2011)
Boosaaso:-Ciidanka Booliska ee degmada Boosaaso ayaa goor dhow waxaa ay gacanta ku soo dhigeen nin saaka dhaawacay Taliyihii ciidanka  ilaalada Hay’adaha ee SPU-da Mursal Xaaji Saleebaan. Taliyaha
Dagaal saaka ka dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Huriwaa.
(October 8, 2011)
Sabti, Oktoobar 08, 2011 (Halgan) Waxaa saaka iska horimaad hubeysan uu ka dhacay degmooyinka Kaaraan iyo Huriwaa ee ku yaal dhinaca waqooyi ee magaalada Muqdisho, dagaalka ayaa qarxay ka dib markii c