Firqada Axbaashta ee Lunsan Sh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo)

September 28, 2015 - Written by Editor

IMG_0379Oslo:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro silsilado ahaa ee uu jeediyey Sh. Dr Cali Maxamed Saalax waxaana caawa idiin soo gudbinayno Firqada Axbaasha oo ay Soomaali badan aqoon gaar ahaan kuwa nool dalalka Yurub.

Firqada Axbaashda waxaa Firqo Lunsan waxaana ay Masjido ku sheeg iyo Iskuule ku leeyihiin dalalka Yurub bal caawa ka bogta Firqada Axbaashta. Walaalaha Soomaalida ee ku nool gudaha iyo Dibada ha ka digtoonaadaan Firqooyinka Lunsan oo ay u horeyso kooxda Axbaashta.

Hoos ka Daawo Firqada Axbaashta ee Lunsan Sh Dr Cali Maxamed Saalax

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online