Mutamarkii Islaamiga Ee 14aad oo ka bilaaban doona dalka Norway
February 10, 2016 - Written by Editor
Oslo:-Waxaaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha ku dhaqan dalka Norway iyo wadamaba waqooyiga Yurub in uu si habsami leh uu u bilaaban doono Mutamarkii Islaamiga ahaa ee 14 kaas oo sanad walba lagu qabto dalka Norway gaar ahaan magaalada Oslo.
Mutamarka sanadkan ayaa waxaa Cinwaankiisa uu yahay (Raaca Jidka Rabbi)[nggallery id=1388]
Hoos ka Daawo Ogeysiiska Mutamarka Islaamiga ee 14aad ee sanad walba lagu qabto Oslo.
Halgan.net
Oslo

.gif)

