Midowga Marakizta Soomaaliyeed ee dalka Denmark oo Hambalyo u diraya Umada Soomaaliyeed

September 11, 2016 - Written by Editor

ciid-wanaagsan1Denmark:-Maamulka midowga Marakizta Soomaaliyeed ee waddanka Denmark, waxay guud ahaan  muslimiinta gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu Tahniyadaynayaan munaasabadda Ciidda barakaysan ee Ciidul-Adxaa waxayna ilaahay Subxaana Watacalaa uga barayayaan dhamaan ummadda muslimiinta ah inuu nabad gelyo iyo barwaaqo ku  wada gaarsiiyo  ciiddan ciiddeeda kale.

Waxaa kale oo ay ummadda Soomaaliyeed  u dardaarmayaan cabsida Alle, waxayna ugu baaqayaan in ay is cafiyaan,isuna naxariistaan kana shaqeeyaan wadajirka , midnimada iyo walaaltinimada ka dhaxaysa.

Maamulka Midowga Marakizta Soomaaliyeed.
Said Hassan Jama
Copenhagen/Denmark.

 

Leave a comment

*

Archives
September 2016
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online