Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in la joojiyo dagaalka magaalada Gaalkacyo.[Video]
(October 28, 2016)
Gaalkacyo:-Shir weyne ay ka soo qayb galeen culumo , odayaal dhaqameed , ganacsato, aqoon yahan iyo qurba jog loogana hadlay dagaalada ka dhacaya magaalada gaalkacyo , taariikhdu markay ahayd 28/10/20
Ma ogtahay inuu jiro Telefeshin afka soomaaliga dacwada ku baahiya 24saac.!!!
(October 28, 2016)
Sudan:-Telefishinka Afrika 4 wuxuu baahiyaa dacwada islaamka iyo barnaamij diini ah oo kala duwan 24ka saac, wuxuuna ku baxaa afsoomaali, waxaa la aasaasay sanadkii2014kii, ayadoo lagala socon karo ma
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Degmada Carmo Ka Dhagax Dhigay Guriga Martida, Ka dibna u safray Gobolada Kar-kaar iyo Nugaal.
(October 28, 2016)
Carmo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo howlo shaqo u joogay Degmada Carmo oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bari Degmada ayaa maanta 28 October, 2016 waxaa uu degmada
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha DFS oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya
(October 28, 2016)
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa la kulmay Ku xigeenka Madaxa USAID ee Xafiiska u qaabilasan arrimaha Dimuqraadiyada, Khilaafaadka iyo Ga
Mu’asasada Al-Minhaaj ee Nugaal Oo Daahfurtay Labo Mashruuc Oo Waaweyn (Daawo Masawiro)
(October 28, 2016)
Mu’asasada Al-minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa Arday gaaraysa 102 arday oo iskugu jira Agoon Iyo Danyar waxay u qaybisay Dhamaan Agabka Wax lagu Barto Sida Dharka /Buugaagta /Qalimaan waxaana