Shiikh Maxamed Idiris Ahmed oo Kitaab cusub bilaabay (Dhageyso)

September 20, 2011 - Written by

Mecca:-Sh Maxamed Idirs Ahmed ayaa kitaab cusub waxaa uu ka bilaabay qolka Somali Islamic Taqwa ee aalada Paltalka qolkaas oo ka mid ah qolalaka Faafiya Dacwada Iyo khayrka soona xira culumada Soomaaliyeed ee ku sugan gudaha dalka iyo dibadiisa waxaana ka baxa casharo dhow ah. Sh Maxamed Idirs Ahmed ayaa xalay ka bilaabay Qolka Somali Islamic Taqwa Kitaabka MANDUUMA RAA’IYA FI SUNNAH” LIL IMAM ABUL QASIM AL ZANJAANI .

Hoos ka Dhageyso Casharkii koowaad

[audio:http://www.masjidshaafici.com/audio/kitaab/ShMaxamedIdirs/darsigiisa1.mp3]

Halkaan ka rogo darsiga 1aad

1 Comment so far

Leave a comment

  1. walaal kitaabka miyaanu sheekhu dhamaystirin intii kale aaway

Leave a comment

*