Ururka Midowga Africa oo sheegay in ciidamo dheeraad ah ay u soo dirayaan Muqdisho

September 22, 2011 - Written by

Nairobi:-Ururka Midowga Afica ayaa shaaciyey in ciidamo gaaray ilaa 3000 ,oo askari ay u soo diri doonaa magaalada Muqdisho  ee caasimada dalka Soomaaliya, K u xigeenka ergayga Midowga Africa ee dalka Soomaaliya  Wafula Wamunyinyi  ayaa saxaafada u sheegay in 2 guuto oo ciidamo ah ay ka kala imaan doonaa dalalka Sierra Leone iyo Djibouti.

Ku xigeenka Ergayga Midowga Africa ee Somaaliya  Wafula Wamunyinyi oo shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Nairobi ayaa xusay in Midowga Afrika ay bilaha soo socda ay u soo diri doonaa ciidamo dheeraad ah  isagoo sheegay in ciidamadaan ay imaan doonaa  bilaha soo socda.

Ku xigeenka Ergayga Midowga Africa ee Soomaaliya  Wafula Wamunyinyi ayaa sheegay in ciidamadaan dheeraadka ah ay ka caawin doonaa ciidan ka AMISOM iyo kuwa DFKM si  buu yir nabad loogu soo dabaalo caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Caasimada dalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku sugan ilaa 9000  oo  ah ciidamo ka yimid dalka Ugaandha iyo dalka Burundi kuwaas oo ilaaliya madaxda DFKM  iyo meelaha muhiimka ah sidda Garoon ka diyaaradaha iyo dekada weyn ee magaalada Muqdisho

 A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online