Wariye ka mid ah Idaacada codka nabada oo uga waramay VOA qaabka loo dhaawacay Tafaftirihii Idaacada Codka Nabada.(Dhagayso)
September 22, 2011 - Written byXasan Maxamed Cali (Anteeno) oo ah Tafaftiraha Idaacadda Codka Nabada ayaa dabley hubaysani maanta ku dhaawaceen magaalada Boosaaso. Ilaa iyo hadda lama hayo dableydii weerarka geysatay, lamana garanyo sababta weerarkan ka dambeysa. Wariyaha ayaa la sheegayaa in xaaladiisa caafimaad ay aad u liidato, loona baahan in cisbitaalo ka adeeg wanaagsan kuwa dalka loo baahan yahay in la geeyo.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.
Source VOA