
(November 30, 2011)
Garoowe:-Waxaa xalay si rasmi ah ay u soo afmeereen Isimo loo xilsaaray xalinta dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo dhex maray beel ka mid ah beelaha dega magaalada Gaalkacyo iyo ciidamo ka

(November 30, 2011)
Muqdisho:-War haatan uu na sóo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xooggan oo sababay khasaare kala duwan saaka lagu weeraray saraakiil ka tirsan DFKM oo u k Koox hubaysan oo xalay ku dilay nin ganacsade ah degmada Balcad ee gobolka Sh.dhexe
(November 29, 2011)
Muqdisho:-Koox dablay ah oo hubeysan ayaa xalay waxaa ay ku dileen degaanka Ceel-Geelle oo ka tirsan degmada Balcad nin ganacsade ah oo aad looga yaqaanay degmada Balcad , ganacsadaha la dilay ayaa w

(November 28, 2011)
Seattle:-Sh Cabdirizaaq Xaashi oo ka mid ah culimada iyo ducaada ku nool dalka Maraykanka ayaa waxaa uu muxaadaro qiimo leh ka jeediyey Masjidka weyn ee Abubakr ee ku yaallo Seattle,Gobalka Wash

(November 28, 2011)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa saaka warsaxaafadeed uu soo saaray wuxuu shaqada ka joojiyey ilaa 16 hay’ado samafal ah oo ka howlgali jiray dalka Soomaaliya kuwaa soo lagu eedeeyey inay wa

(November 28, 2011)
Muqdisho:-Wararka saaka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa 5 qof oo iskugu jira askar iyo dad rayid ah ay ku dhinteen halka 8 kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhashay miinada

(November 27, 2011)
Muxaadaro Qayim ahayd oo Cinwaankeedu ahaa RUNTA iyo ka fogaashaha Akhlaaqda Xun ee beenta iyo u dhawaanshaha Akhlaaqda wanaagsan ee Runta ayuu Sh. cabdiraxman Shiikh Cumar oo Muslimiinta gaar ahaan S

(November 27, 2011)
Yemen:-Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaraya Markazkii Daarul xadiis ee damaaj ayaa sheegaya in ilaa haatan dhimashada ardayda Markazka Daarul Xadiis uu gaaray ilaa haatan 26 halka dhaawaca uu si

(November 27, 2011)
Axad, November 27, 2011 Guddoomiyaha Baarlamanka DFKM Shariif Xassan Shiikh.Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya isagoo maalmihii

(November 27, 2011)
Muqdisho:-Dagaal u dhexeeyay ciidamo kawada tirsan DFKM ayaa waxaa uu dagaal ku dhex maray degmada Xamar weyne ee Gobolka banaadir, dagaalka saaka dhexmaray 2-da ciidan oo ka wada tirsan DFKM ayaa wax
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|