
(November 12, 2011)
Garoowe:-Wafdi Isimo ah oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa waxaa ay caawa gaareen magaalada Garoowe ee xarunta dowllada Puntlland,wafdigaan ayaa waxaa ka mid ah ilaa 16 Isimo ah

(November 12, 2011)
Muqdisho:-Sarkaal ka tirsan ciidamada nabadsugidda ee DFKM ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho waxaana dilay askari kale oo ka tirsan DFKM ilaa haatan ma cada sababata uu askariga u dilay sarkaal

(November 12, 2011)
Kismaayo:-Hogaamiyaha ururka Raaskambooni Axmed Maxamed Islaam ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Wargey ska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya isagoo ku sugan degmada Raaskambooni oo markii h

(November 12, 2011)
Seattle,Washington:-Masaajidka Abu-bakr ee Seattle,Washington Waxaa uu ka mid yahay Masaajidda ugu waaweyn ee ay somalida Ku leeyihiin Wadankaasi Mareykanka gaar ahaan Gobalka Washington Magaalada

(November 12, 2011)
Hargeysa:-Xarunta Beder waxa ay ku ogeysiinaysaa in la bilaabayo kooras ah "Professional Diploma in Islamic Banking System" oo socondoona -insha Allaah- muddo afar bilood ah. Wiigii saddex maalmood ay

(November 12, 2011)
Garoowe:-Maxkamada darajada koowaad ee magaalada Garowe ayaa maaanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku xukuntay eedaysane Cismaan Cabdi Gaabow oo uu kusimaha xeer ilaaliyaha Maxkamadu darajada 1aad ku
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|