Taliye ku xigeenka saldhiga degmada Dharkeenleey oo qarax lagu weeraray
(November 15, 2011)
Muqdisho:-Qarax geystay khasaaro iyo dhaawac ayaa maanta waxaa uu ka dhacay  agagaarka Saldhiga degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir.Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa miinada dhulka lagu aaso waxaana la
Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray saaka Markaska Daarul Xadiis
(November 15, 2011)
Yemen:-Wararka ugu danbeeyey ee saaka ilaa xalay naga soo gaaraya magaalada Sacda gaar ahaan Markaskii ugu weynaa Salafiyiinta ee Daarul xadiis  ayaa sheegaya in kooxda xuutiyiinta ay ilaa shalay wee
Dowllada Kenya oo codsi Miletari ka dalbatay Israel
(November 14, 2011)
Nairobi:-Ra.iisul wasaraha dowllada Kenya Raila Odinga ayaa waxaa uu codsi u dirsaday shuftada Israel si ay gacan uga siiyaan dagaal ka ay ciidanka Kenya ka wadaan gobalka J/hoose. Ra.iisul wasaar
Xaliimo Nuur Cismaan oo ku geeriyootay magaalada Nairobi
(November 14, 2011)
Nairobi:-Waxaa wax yar ka hor ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Xaliimo Nuur Cismaan Keenadiid oo baryahan danbe ku xanuunsaneyd Nairobi waxaan tacsi u diraya dhamaan reer Keenad
Wasiirrada G/dhiga ee Midowga Afrika oo uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa
(November 14, 2011)
Addis Ababa :-Waxaa maanta uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya Wasiirrada G/dhiga ee wadamada ku bahoobay Midowga Afrika waxaana shirka diirada lagu saari doonaa xaalad
Al-Shabaab oo weeraro gaadmo ah ku qaaday ciidamada Kenya
(November 14, 2011)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dhoobley ee gobalka J/hoose ayaa shegaya in kolonyo ka tirsan ciidamada Kenya lagu weeraray deegaanka Haawinaa dagaalka oo socday in ku dhow saacad ayaa waxa
Dowllada Kenya oo ka hadashay dagaal shalay ka dhacay duleedka Ceel-waaq
(November 13, 2011)
Nairobi:-dowlada Kenya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay dagaal dhexmaray ciidankooda iyo kuwa  al-shabaab dagaalkaas oo shalay ka dhacay duleedka degmada Ceel waaq ee Gobolka Gedo, dagaa
Afhayeenka isimada Puntland oo ka hadlay colaada ka soo cusboonaatay Deegaanka Libi
(November 13, 2011)
Qardho:-Afhayeenka isimada Puntland Garaad Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay colaada dib uga soo cusboonaaday deegaanka  Libi oo 45km dhinca koonfur bari ka xigta degmada Rako raaxo ee gobolka Kark
Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas oo ku soo laabtay Muqdisho
(November 13, 2011)
Muqdisho:-Ra’isulwasaaraha DFKM Cabdi Wali Maxmed Cali Gaas ayaa  maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho waxaana lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha  Adan Cade ee Muqdisho. Wafdiga
Dowllada Puntland iyo DFKM oo hishiis dhinaca beeraha ah kala saxiixday
(November 13, 2011)
Garoowe:-Wasaaradda beeraha iyo xannaanada xoolaha ee DFKM  iyo dowllada Puntland ayaa waxaa ay wada gaareen is afgarad iyo hishiis  dhowr qodob ah  oo ay labada dhinac  wada kala saxiixdeen, Wasi

« Previous PageNext Page »